Thursday, July 28, 2011

Reer Wajaale oo Soo Dhawayn kal iyo Laab ah ku Qaabiley Madaxwayne Siilaanyo

Dadwaynaha ku Dhaqan Degmada Wajaale oo Fardo kaga hor yimi Waftigii Madaxwayne Siilaanyo oo Booqasho ku Tagay iyo Soo Dhawayntii ugu Saraysay oo lagu Qaabiley Waftiga Madaxwaynaha.
Reer Wajaale oo Soo Dhawayn kal iyo Laab ah ku Qaabiley Madaxwayne Siilaanyo 
Daawo Sawiradda

Wajaale (GNS) Dadwaynaha ku dhaqan Degmada Wajaale ee Gobolka Gabiley ayaa Maanta si Diiran usoo Dhaweeyay Waftigii Balaadhnaa ee uu Hogaaminayay Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kaasi oo ku sugnaa illaa xalay Gobolka Gabiley. Kala soco Goor dhaw Gabiley news Wararkii Waftiga ee Degmada Wajaale 
22 
21 
20 
19 
18 
17 
16 
15 
14 
13 
12 
11 
10 
9 
8 
7 
6 
5 
4 
3 
2 
1 




C/risaaq Muxumed Aw Daahir (C/risaaq dhago) 
Gabiley News Reporter 
Wajaale/somaliland 
contactgabiley@yahoo.com

No comments:

Post a Comment